Arbaaz Khan Oo Guursan-Doona Saaxiibtiisa Hore Giorgia Andriani

0
1744

Arbaaz Khan Oo Guursan-Doona Saaxiibtiisa Hore Giorgia Andriani

Malika Iyo Arbaaz Waxay Is-Guursadeen Sanadkii 1998 Iyagoo Ka Dhex-Lay Wiil Lagu Magacaabo Arhaan Sidoo kalena Mudo Badan Wada Noola Welba Si Farxad Ku Dheehan Iyo Jaceyl.

Laakiin Markii Dambe Waxaa Kala Soo Dhex-Galay Khilaaf Weyn Taaso Kaliftay Inay Soo Dhamaato 18 Sano Xariir Socday Iyagoo Ay Kala Tagayn. Haddana Kulma Marwalba Taaso Ah Wiilkooda Dartiisa Oo Ka Talinayaan Farxadiisa.

Wararka Xanta Ayaa Sheegaya In Arbaaz Khan Uu Dib Ula Midoobay Gacalisadiisa Hore Ee U Dhalatay Italy Giorgia Andriani Waxayna Qorshaynayaan Guurkooda.

Iyago Labadooda Ay Doonayaan In Mar Dhow Shaaca Ay Ka Qaadi-Doonan Waxaa Dhacday In  Labadan Si Wadajir Ah Kaga Qayb Galayn Dhalasha Arpita 1 August Midaaso Sii Hurisay Xanta Guurkooda.

Waxayna Hambalyo Diiran U Dirtay Arbaaz Oo Dhalashadiisu Ahayd 4 August  Iyadoo Sawirro Ay Wadaageyn Labadooda Arbaaz Mar Hore Ayuu Baray Gacalisadiisa Sida Qoyskiisa Iyo Asxaabtiisa In Mar Dhow Ay Is-Guursan-Doonan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here