Director Rohit Shetty Oo Ranveer Saacad Hadiyad Ahaan U Siiyay Munaasabada Dhalashadiisa!!

0
1095

Director Rohit Shetty Oo Ranveer Saacad Hadiyad Ahaan U Siiyay Munaasabada Dhalashadiisa!!

Xidiga Bollywoodka Ranveer Singh ayaa maalinta barita ah u dabaal dagi doono sanad guurada dhalashadiisa waxuuna dhashtay xidigaan 6 July sanadkii 1985.

Ranveer oo xidig weyn Bollywoodk ka noqday xiligaan waxuu jirsaday hader 33 sano sido kalena maalinta barita ah waxuu la dabaal dagi doona kooxda filmka Simmba.

Ranveer ayaa hadiyad ka helay Director Rohit Shetty oo ay kawada shaqeynayaan waqtigaan mashruuca Simmba kaaso lagu duubayo Hyderabad Rohit ayaa saacad qurux badan hadiyad ahaan u siiyay Ranveer sida sawirka idiin kaga muuqda waxuuna xaflad yar la qaadan doona kooxda Simmba maalinta barita ah ayadoo la filaayo inee Deepika imaan doonto Hyderabad.

Simmba waxaa Director ka ah Rohit Shetty halka Karan Johar maalgalinaayo ayadoo ay atirisho ka tahay Sara Ali Khan waxaana la daawan doona 28 Dec 2018….

Filimsde

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here