DEG DEG : Boqor Buurmadow Oo Xoriyadiisii Dib U Helay

0
1048

DEG DEG: Boqor Buurmadow Oo Xoriyadiisii Dib U Helay

 

 

 

 

 

 

 

 

 Boqor Cismaan Aw Maxamuud Maxamed Boqor Buurmadow ayaa hadda xoriyadiisii dib u helay kaddib muddo billo ah oo uu ku xidhnaa xabsi ku yaala magaalada Hargeysa ee caasiamdda Somaliland – sida  uu noo xaqiijiyey boqorka oo aanu khadka telephoneka kula xidhiidhnay hadda.

 

 

 

Boqorka ayaa maanta xoriyadiisii dib u helay kaddib xukun saddex sanno ah oo ay u jartay maxkamadda racfaanka magaalada Hargeysa.

 

 

 

 

 

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyey boqorka.

 

 

Boqor Cismaan Buurmadaw sii deyntiisa ayaa kusoo beegmaysa xlli xaalladda degaanada Ceelafweyn oo boqorku kas oo jeedo aad u kacsan tahay waxaana la filayaa in uu  ka qabnto xaaladda colaaddeed ee deegaanka Ceel afweyn.

 

 

 

 

 

Wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco halkan. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here