DAAWO : Boqor Buurmadow Oo U Quus-gooyay Madaxweyne Biixi, Cirro-na Ammaanay ”Guddoomiye Cirro Waan Uga Mahadnaqayaa Sidii Uu Uga Hadlay Xadhigaygii, Muuse Biixi-na Aniga Ayaa Saaxiib La Ahaa Malaha Isagu…”

0
994

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Maxamed Buurmadow oo maanta xoriyadiisii dib u helay kaddib muddo billo ah oo uu ku xidhnaa xabsi ku yaalla magaalada Hargeysa ayaa siyaabo kala duwan ula hadlay Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro),

Halkan hoose ka DAAWO hadalka Boqorka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here